England, it’s time to head home. The dream of “football coming home” will have to wait.
Ro! Ro! Ro! Ro! Oslo, this is our moment. The Norwegian Vikings are marching on, and no one can stop us. 🇳🇴⚽
. Heia Norge! 🇳🇴
Dette er et kapittel i norsk fotballhistorie som vil bli fortalt til kommende generasjoner. Det vi opplevde i går kveld, vil bli husket i mange år fremover.
Ninkan odayga muxuu ina yidhi. Hadalkii cali Mahdii ayuu sii xojiyaay. Waar somaliland iska ilooba waanu soconay so noqosho ma jirto ee isku filada oo barta sida la isu xukumo.
Cali Mahdi oo shegay inaanay tolkood Kala qaban isaga iyo General Caydiid. Hadda Maxaa tagaan ? @HassanSMohamud ma ka adkaaday tolkii mise cid kala qabata ayaay sugayaan? @HassanAKhaire@AAbdishakur
Fa Iza waa hablihi lagu bilaabay kooxda Xarbi adba loo xasuusta codkeedii ka dhexmuuqaday iyo dhererkeedii
Ma soo gadhay Fa iza mise qoftan garanba maysid?
Shalay iyo maanta lol Waar si walaalnimo ah aan ku kala tagno. Maxaa ifinksga xumaday somaliland 35 sano ayaay idinka maqatahaye? @HassanSMohamud ma noqondonta ka somali kala badbaadiya mise @AAbdishakur ayaa ah ninka bilada qadan doona mise @deni_abdullahi
Dhulbahante xitaa haweenkii ayaa budhcad ka noqday! Yaa satir ilaahaow ummada u gurmo, It is appalling to hear these women joking about the deaths of other families, including women and children. Making light of such suffering is insensitive, disrespectful, and undermines
Haddii shalay dhulbahante loo gurmanayaay Maanta waa in Fiqishini loo gurmadaa qofkaste oo somali ah oo damiir le maa dawan karo xasuuqaa dumarka iyo caruurta. Qofkaste oo shalay ka damqaday Laascanood manata waa inu la damqadaa Fiqishii caruuroda iyo haweenkooda.
Haye kan imaamkii Xaramka maha ? Wahaabiyintii Hargeisa ka qaylinayaay u sheega. Waxba nagama gelin Kuwa Kenya ka soo qayliya iyago isticmaar ku jira.
Hadaad afrabi fahmi karto dawo
Haddii kale iso sheeg an ku soo diro turjumaamda