Ministry of Investment was created on 14/12/2017 by the president of Somaliland HE Muse Bihi to coordinate fragmented investment projects into a single window.
Hargaysa" SWEDEN"
Wariye LARS, oo ka tirsan wargayska ka soo baxaya dalka SWEDEN, kuna soo baxa afka dalkaas ayaa waraysi uu la yeeshay Wasiirka Wasaaradda... https://t.co/sNcghP5EJj
Wasiirka Wasaaradda H.Maalgashiga Mudane Maxamed Axmed Maxamuud "Cawad", ayaa maanta furay shir ay soo qaban-qaabisay Wasaaradda H.Maalgashigu.Kaas oo lagu soo bandhigayay ilaha maalgashi ee Jamhuuriyadda Somalland... https://t.co/pbRMcXpgWy
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Horumarinta Maalgashiga Somaliland Marwo Deeqa Cabdi Yuusuf, ayaa ka war bixisay waxqabadka iyo shaqada ay u igman tahay Wasaaraddu. Agaasimaha ayaa sharraxaad ka bixisay fursadaha maalgashi ee ka... https://t.co/gdjbMV5RyV