Kalkaaliso Cristina Gilbert waxay caan ku noqotay naaneysta ah "Malakul Mowt" sababtoo ah bukaankeeda ayey ku dhifan jirtay cirbad sun ah si ay u hesho cudurdaar ay ku wacdo jacaylkeeda oo ka shaqeynayay qeybta firinjeerka meydka kadibna ay u aragto!! β ππΈ
Beel reer Sool ah ayaa dooratay xubno uga qeybgalaya #doorashada golaha wakiillada iyo deegaanka ee #Somaaliland. Xubnaha waxaa lagu kala saaray cod sida uu ku warramay wariye @KFoodhaadhi. Waxa aad ii soo jiitay hannaanka codeynta oo u baahan in la xoojiyo lana joogteeyo.
1/3
Dadka qaar ma oga qiimaha ay leeyihiin waxyaabaha loo sameeyo, illaa waxyaabahaas laga hakiyo. Markii ay waayaan ka dib ayey ogaanayaan waxtarkaooda iyo in aysan ka maarmin. Waqtiga aad galineyso raadinta waxa kaa maqan, yuusan kaa mashquulin in aad ilaashato inta aad haysato.
Jacayl uu ilaahey kuu qabo dartiis adigoo dembi galay ayuu haddana maalin kale jaanis ku siiyay si aad u towbad keento isagoo aysan waxba u siyaadineyn... Astaqfirullaah. π
Islaan da' ah ayaa lagu yiri kala dooro inaan xalwo kuu soo iibino ama aan kuu guurino!!
Waxay tiri: Sow idiinma sheegin inaan sokor qabo! πππππ