@S_Queen2021 If she is Somali I would say, (NAA MAXAAD SHEEGTAY BAL ISKA WARAN) then she will say war ma adigaa na naagaystay bal ninkaan edeb daradiisa fiiriya, then the conversion starts, walaal is daji ha xanaaqin, ha kululaan walaal waan ku salaamay uune, shukaansigu bilaabay markaa