U.S. AFRICOM Commander Highlights Puntland as Key Counterterrorism Partner Against ISIS
The commander of U.S. Africa Command (AFRICOM), General Dagvin R.M. Anderson, has highlighted Puntland as a key partner in the fight against ISIS, citing the region’s security forces as an example of how African-led operations, supported by international partners, are weakening terrorist organizations across the continent.
Speaking during a U.S. State Department digital press briefing held alongside the 2026 African Chiefs of Defense Conference in Luanda, Angola, General Anderson said the United States remains committed to supporting African partners through intelligence sharing, training, advising, and precision capabilities while emphasizing that African forces themselves are leading operations on the ground.
Referring to northern Somalia, Anderson pointed to Puntland’s campaign against ISIS as a successful example of this partnership, noting that U.S. support has complemented the efforts of Puntland security forces rather than replacing them. He said the approach reflects AFRICOM’s strategy of enabling capable local partners to confront shared security threats.
The remarks add to growing international recognition of Puntland’s counterterrorism operations following months of sustained military offensives against ISIS in the Cal Miskaad mountains. They also come shortly after the International Crisis Group concluded that Puntland has emerged as one of Somalia’s most effective counterterrorism actors through operations largely conducted by its own security institutions.
Horta wax fiican weeye in qofka madaxda soo ahaan jiray mar xilka laga xayuubiyo. Inta badan waxaa dhacda in qofka shakhsiyaddiisa runta ahi soo baxdo. Waxaad arkaysaa qof siyaasi weyn ahaa oo markii la rido, xumaan jugaysta, caasimadda ku soo duula, afka furta, dadka laaya, dadka isku dira, qof walba oo la necebyahay soo kaxaysta, xisaabtu ka lunto.
Hal qof oo sidaas ku soo baxay waa laga sabri karaa, laakin sida ka dhacday Puntland waa qof walba oo madax ka soo noqday markii Faroole laga reebo. War dadku ma sidaas bay u liitaan mise Deni baa maddane wata oo dadka ku sunta?
Hadda waxaan Puntland ka socda oo ciidanka leh oo muusanawga leh oo af-xumada lehi, ma aarsi baa ma siyaasad baa mise waa waalli? Xerada ha ku jirin baan maqli jiray. Amar si dheh! Mindaa wax kama dheeftaan. Laakin sida aan kor ku sheegay in ay bannaanka u soo baxaan waa wax fiican. Ha la rooro bay run moodeen!
As a World Cup host, the U.S. shouldn't be flippantly barring officials from entering the country to do their jobs.
It's terribly backward.
It's also counterproductive.
Global sports competitions should improve international exchange and relations, not the reverse.
What an absolute disgrace. A FIFA-certified referee being denied entry to the United States purely because he is Somali.
The World Cup is meant to bring people together. This is racism, plain and simple. Shameful.
https://t.co/rpSgTmmPU4
@Reuters Russia was banned by FIFA for attacking Ukraine. USA is bombing Iran, killed their supreme leader and get awarded to host the World Cup FIFA is a joke
@ESPNAfrica Russia was banned by FIFA for attacking Ukraine. USA is bombing Iran, killed their supreme leader and get awarded to host the World Cup FIFA Is a joke
@SkySportsNews Russia was banned by FIFA for attacking Ukraine. USA is bombing Iran, killed their supreme leader and get awarded to host the World Cup Fifa is a joke.
@FoxNews You're late trump first you have to know who's natenyahu ? Netanyahu should be hanged publicly for killing innocent babies, bombing sovereign countries and violating the international law
Bismillah;
Puntland maanta waxay u baahantahay midnimo iyo dib u heshiisiin! Waa shaqo ay tahay in deg deg looga hawl galo. Hal maalin oo kale ma sugi karto. Puntland bannaanka waxaa kaga socda dagaalo siyaasadeed oo ka imaanaya Somaaliya gudaheeda iyo dibadeeda! Deegaanadii istiraatijiga ahaa ee Puntland waxaa usoo miciyo lisanaya Dowlado shisheeye iyadoo aan waxba laga weydiin Dowladda Puntland.
Iyado xaalku sidaas yah hadana; -Madaxweynihii lama hayo! Waxaan maqlayaa Nairobi ayuu shirka madasha Mustaqbalka u tagayaa! Maxaa dan ah oo Puntland ugu jirta?
- Golahii wasiiradu badi waa fadhiid. Kama muuqato jihayn iyo xataa furdaaminta dhibaatooyin badan oo deegaanka ka jira. -Warbaahintii Dowladda iyo dadkii saxaafadda Puntland u qaabilsanaa maaha kuwa muuqda ama dadka ku jiheeya siyaasad dowladeed gaar ahaan waqtigaan adag!
Talo soo jeedin
1. Mudane Madaxweyne fadlan meel iska dhig hankaaga ah Soomaali baan hoggaaminayaa oo xoogga saar Puntland oo aad maanta Madaxweyne ka tahay welina waqti badan kaaga harsanyahay mudo-xileedkaaga. Maanta ma jirto Soomaali isku jiho ah. Sida qaanuunkii dowliga ahaa ee adduunku u burburay (world order rapture) ayey tan Soomaaliyana aysan ugu socon wadadii loo bartay oo weliba aynu nahay halka ugu hooseeysa. Soomaalida aad jeceshahay Puntland kasoo dhis. Puntland ka dhig meel Soomaali walba shaqo usoo doonto.
2. Madaxweyne Kusoo noqo Puntland oo hormuud u noqo midnimada Puntland. Meesha ka saar tabashada mucaaradka iyo tan Isimada qaar. Dagaalka maanta Puntland ku socda waxay kaga bixi kartaa Xasillooni Siyaasadeed.
3. Kala dir gabi ahaanba Golaha Wasiirada oo u batay kuwa fadhiid ah, dadkuna aysan kalsooni badan ku qabin. Soo xulo rag iyo dumar aan ka dhuuman fagaarayaasha oo aan aashuun ku adimin. Dad matalaad leh oo aan looga adkaan karin siyaasadda deegaankooda ama xaafadooda.
4. Sidoo kale meesha ka saar dhaqan-siyaasadeedka ku dhisan aamusnaanta! Isbededlka Juqraafi Siyaasadeed ee Soomaaliya dul hoganaya waa mid khatar badan oo weliba xawli ku socda. Dowladaadu ha noqoto mid la jaan qaada. Isbedel ku samee Hay’adaha Warbaahinta Puntland. Ku dagaalama saaxada saxaafadda oo hadda PL looga adkaaday.
5. Madaxweyne si dhamaystiran u isticmaal qodobka 4-aad ee dastuurka Puntland iyo kan 142 ee Soomaaliya. U dhaqan sidii dowlad madax banaan oo dhis hay’adaha dowladeed ee hadda Puntland ka maqan. Ka dagaalan saaxada caalamka oo difaac dhulka iyo dadka Puntland.
6. Midnimo kaliya ayaan kaga bixi karnaa waqtigaan adag, ee Madaxweyne ka raadi Puntland dhexdeeda!