@JibrilQoobey Dulinimo Ka Wayn Ma Jirto Gaalo Raali Gali Hadal Cad Iyo Mowqif Cad Waaye Inaysan Argagixiso Ahayn Xamaas Ay Tahay Mujaahudin Dalkoda Difacayaa Wana Ku Sax Raisawasaraha Shacabka Somaliyed
The new interim leader of Khatumo State of Somalia Dr. Aden Abdillahi Aw Hassan is from Fiqishini (Cayr, Habargidir) clan. SSC will be an inclusive state that will give representation to all clans that live in SSC. Aden is a PhD holder in Agriculture from University of Oklahoma.
Hay’adda Caafimaadka addunka ee WHO , aya cambareysey werarki madaficda loo adeegsaday ee Somaliland la beegsatay isbitaalka magaalada Laascanod .
Madaxa WHO, Tedros Adhenom ayaa shegay in werarkasi u sababay tobanan dhimasho iyo Dhawac Ah
@GaraadMukhtaar@WHO@UNHumanRights@UN
"Puntland qayb kama ahayn, mana qusayso warkii soo baxay, kuwii hore waxa an uga baaqsanay oo aan u saxiixi waynay waxaan arkaynay meel qaldan in loo wado dalka."
@TheVillaSomalia@Plstatehouse@alihwarsame@HESaidADeni