Sixty-six years after independence and unity, Somalia's nationhood faces grave threats. Our unity has been severely fractured over the last four years. It is time to take stock, and rebuild.
Every Somali citizen must play an active part in reinforcing national solidarity and actively join efforts to rescue our unity.
Afarta sano ee nagu soo fool leh waa u muhiim dalkeena iyo dadkeenna. Waa afar sano oo aan rabno in aan soo afjarno argagixisada dalka aafaysay, waa afar sano oo aan rabno in aan dhameystirno dastuurka si aan u helno xasillooni siyaasadeed
#HiigsiIyoHorumar#Khaire4Presiedent
XOG: Qof isku soo xiray waxyaabaha qarxa ayaa la sheegay in uu isku qarxiyay gaari uu watay qof mas'uul ah oo aan la shaacin magaciisa.
Inta laxaqiijiyay qarax ayaa waxaa ku dhintay saddex qof , halka tira kale oo dad ah ay ku dhaawacmeen