@IlyasAliHassan Tabardarada mucaaradkeena heesto waan tan oo kale
Kaliye waxay sugayaan in Farmaajo iyo Kheyre is khilaafaan
Ducufnimo kaweyn majirto in khilaaf koox kale aad Awoodaada ka dhexraadisid
@ibnumusahasan Bilcagsi
Kuwa Farmaajo mucaarada ee hadii Somalia Iyo Barazil isdagaalaan Baraziil la soojiraaya for the sake Farmaajaa mucaarad ku ahay
Uma jeedid
Caught on open mike. At today’s oppositions’s presser, the camera rolls while some are calling the sitting president▶️
““Madaxwaynaha daaroodka...”
“Madaxwaynaha daaroodka...”
Bereft of any good ideas, resort to the old playbook of tribalism. Troubling to say the least