@Abdikarindahirr Everybody knows that Somaliland did not separate from Somalia but effectively restored in 1991 the sovereignty it lost. All clans of Somaliland, including the Harti clans, jointly declared Somaliland's independence. However, you have the liberty to choose distortion over truth!
@GaraadMukhtaar Moorgan wuxu ahaa qof aad u xun oo ku dhagaroobay shacbi aan waxba galabsan. Haddii aan idhaa Alle ha u naxariisto, waxan noqonayaa munaafaq!
@Abdikarindahirr Bad news: Somalia's former fighter jets never engaged an enemy. Instead, they levelled Hargeisa and Burao. Now, Garowe and Kismayo are at risk!
@MukhtarAlaska Dadka Bariga Sool ama Khaatumo marka ay dibadaha joogaan waa dad tayo leh. Laakiin marka ay dalka joogaan waa dadka ugu nolosha hooseeya, ugu aqoonta hooseeya uguna dhaqaalaha liita. Faanku daawo ma keeni karo. Xaqiiqada oo la wajaho weeyi xalku. Tallaabada kowaad waa waxbarasho!
@addisstandard Clean your own house before pointing fingers at others. Ismail Omar Guelleh has ruled Djibouti for 26 years without genuine democracy. He has also entangled himself in Somalia’s politics in a non-strategic manner. There is no way he can talk about UAE investments in Africa!
@Ilyasdawaleh Ilyaasow waad mahadsan tahay. Waxad tahay masuul luuqad odaynimo oo mudakar ah ku hadla. Laakiin waxa loo baahan yahay in Jabuuti ay joojiso dagaalka hoose ee ay SL kula jirto, ereyadan wanaagsana ficil u rogto. Ogowna wuu dhamaaday cahdigii ay dadka wax u kala qarsoonaayeen!
@AnalystSomalia Cabdirashid Xaashi waa nin si weyn uga horjeeda qadiyadda Somaliland. Laakiin gar waa loo wada islaame, hal talo oo aan ka biyo diiday kuma jiraan. Wixii nasteex ah waa in sideeda loo qaataa, dhanka wanaagsana laga eegaa. Ku mahaddanid Cabdirashiid.
@hodansomali Fake news ochestrated by Abdinasir Solla! This was in 2020 in the context of the Abraham Accords. Soomaaliyanimo ayaad ku wareerteen. Lama helayo.
@M_H_Ingiriis Very true- history repeats itself. Siyaad Barre ignored calls from Mogadishu's elites in 1990, leading to Somalia's collapse in 1991. Similar warning signs are now emerging. The question is: will they be heard this time? I don’t think HSM has the self-awareness to do so.
@DrBaadiyow I know you're often biased. You must recognize that Shabaab was making significant advances toward Mogadishu while your PM was preoccupied with destabilizing Somaliland, a move that lacks any objective for the FGS. Unless you realign your priorities, failure will be inevitable.
@GaraadMukhtaar Garaad, waxad ka ilawday in ugu dambaynta Khaatumo iyo Somaliland heshiin doonaan. Kuna heshiin doonaan dal si caddaalad ah loogu wada noolaado, waxna loogu qaybsado, maadaama ay xaqiiqadu tahay hal magaalo in aanay sinaba maamul u noqon karin.
@AbdinasirSola Soomaalida waxa ugu afdheer inta beenta jecel. Awdal waa hoggaanka Somaliland, waana dadka ugu aqoonta badan Soomaalida. Haddii ay Somaliland ka mid ahaanayaan iyo haddii ay ka tagayaan iyaga ayay ka go'daa. Wallaweyn iyo qadaadweyn wax ay ka weydiinayaan ma jirto. Iska riyooda.