As a World Cup host, the U.S. shouldn't be flippantly barring officials from entering the country to do their jobs.
It's terribly backward.
It's also counterproductive.
Global sports competitions should improve international exchange and relations, not the reverse.
Dear brave fellow citizens of Somalia, wherever you are, our sovereignty and our territorial integrity are under attack. Silence is not an option! Now is the time to stand up for our rights, our land, and our people's future. ๐ธ๐ด #OneSomalia
NACAS NACFI LEH
Madaxweyne Xasan Sheekh maamulkiisa waa la mucaaradi karaa, waana la dhaliili karaa, waana qayb kamid ah dowlad dhiska iyo horumarka dalka.
Mucaaradku waa in taladadooda ay noqotaa talo maxalli ah, ee aysan noqonin talo shisheeye gadaal ka riixayo ama u adeegaya ajandeyaal kharribaad ku ah danaha guud ee qaranka.
Hadalka aan idiin jilciyo. Maalmahan, waxaa isa soo taraya warar sheegaya in Dowladda Imaaradka ay bilowday inay xiriirro la yeelato qaar ka mid musharaxiinta, ayna ka dalbatay in Dowladda Federaalka la wiiqo, dalkana la galiyo qalalaase uga sii daraya xaaladda dalka.
Musharaxiinta ay la kulmeen qaarkood waa kuwii ay horay saaxiibka ula ahaayeen, waxaase nasiib darro in kuwa kamid musharrixiintii loo haystay inaysan danaha qaranka gorgortan ka galaynin, kana feejigan yihiin faragalinta gurracan ee Imaaraadka, ay ku biireen kuwa sida qarsoodiga ah ula kulamay ee aqbalay inay wada shaqeeyaan Imaaraadka.
Mucaardnimo kiro ah waa nacasnimo nacfi u leh shisheeyaha.