@HassanSMohamud@HESharifShAhmed Xasan sh ma waxad shalay umada somaliyed u qaban wayday bad manta u qabanaysan adiga iyo farmajo iyo kuwa kaleba isma dhantan
Somalia iyadoo ku sugan xalada oo dadka caqliyadoda qabiil mooyane qaranimo ka dheertahay miyay donayan inanu mar kale la midowno wali tii shalay aynu kukala tagnay ayad wadan ee marka hore waxan odhan laha idinku dhexdina ku heshiya kursiga
@EngFuursade I agree with you lkn suasha iswaydinta mudan waxay tahay dadkenu ma waxay ka caqli yaryihiin dadka kale mise waxaanay lahayn aqoon OO waxa asagen inaga reebay waa jahli fikir ahantayda Somalia halka waxa dhigay waa aqoon la aan aqoon la aan taana waxa sabab u qabyalad na haysata