Waxaan hambalyo iyo bogaadin u dirayaa Guddoomiyaha Golaha
Shacabka Mudane Mohamed Mursal oo
Xaaladda dalku marayo awgeed si
odayimo u xalliyay xaalladdi adkayd ee jirtay. Xildhibaannadii Mooshinka ka noqday, sidoo kale way ku mahadsan yihiin tanaasulka iyo is xilqaanka.
Marka hore waxaan u mahadcelinayaa Allahii noo suurtageliyay in doorashadii maanta ay si nabadgelyo ah noogu dhacdo, marka xigta waxaan u mahadcelinayaa xildhibaanada Baarlamaanka Koonfur Galbeed oo maanta ii doortay in aan noqdo Madaxweynaha dowlad goboleedka Koonfur Galbeed.
@realDonaldTrump ISIS is not just a group, but more so an ideology that cannot just be ‘defeated’. This is a very misleading and misinformed statement... another ‘mission accomplished’ farce for the history books
Today marks the day #Taleeh was bombarded by the british Royal Air Force when they couldn't defeat the Darwiish Force by land may allah SWT grant those freedom fighters Jannahtul firdous and bless their families AMEEN @TALEEH 1919 @SOMALIA
Ku soo dhawaada dhulkiina hooyo. Waxa aanu sii wadeynaa dadaalka aan ugu jirno in aan dib-u-soo celino dhammaan maxaabiista Soomaaliyeed ee dibadda ku xiran.
#NabadIyoNolol
This gang man with the gun who has done his best to manipulate the low level Somali "politicians" is now behind bars. It is not yet clear how long he will be serving in prison, but this shows the policy change I expected when H.E Abiy Ahmed came to power a few months ago
Leaders of #Ethiopia, #Somalia and #Eritrea agreed & welcoming moves to lift all sanctions against Eritrea and stressed importance of respecting sovereignty, territorial integrity and political independence of the Federal Republic of Somalia
Banaadir Regional Administration engyarisow build a remembering monument decorated with 14 October one of the biggest bomb attack in history after 9/11 at Zope junction Mogadishu-Somalia to commemorate those who lost their lives that horrific attack (800 dead) in 14 october 2017