We stand with Omar Abdulkadir Artan.
It is deeply disappointing and regrettable that Omar was denied entry to the United States, preventing him from officiating at the FIFA World Cup despite earning his place through talent, professionalism, integrity, and years of hard work.
Omar was not selected because of his nationality. He was selected because he is one of Africa’s finest referees and the 2025 CAF Referee of the Year. His place at the World Cup was earned on merit.
It is therefore particularly troubling that a professional of his calibre appears to have lost this historic opportunity not because of his conduct, qualifications, or achievements, but because of the circumstances of his country of origin. Individuals should be judged by their character, accomplishments, and abilities, not by factors beyond their control.
This is a disappointment not only for Omar, but for Somalia, African football, and all those who believe that sport should transcend borders and reward excellence. While he has been denied the opportunity to officiate at this World Cup, nothing can diminish what he has already achieved. Omar remains a pioneer, a role model, and a source of immense pride for Somalia.
We stand with Omar. We stand for fairness, equal opportunity, and the principle that excellence should be recognized regardless of nationality or origin.
Kala tagidu waa caadi , dib u bilaabidu wa caadi, in lagu diidaa waa caadi, kali ahaanshuhu waa caadi, niyad jabku waa caadi, is waagu waa caadi, inaad dib u dhacdaana waa caadi. Waxa aan caadiga ahayni waa inaad iska taagnaato mel aan qiimo iyo wanaag kaaga kordhayn.
M Dafle
Wixii aan 2sano kahor ka hadlaayey waa tan maanta banaanka la keenay.
Markaan lahaa shacab weynaha degan Degmooyinka KAXDA,
GUBADLEEY,DAARUSALAAM & GARASBAALALEEY waxaa la rabaa in aan lagu darin listga waa tan dhabowday.
Waa nasiib darro iyo ayaan daro maanta in Xukuumadda Boobka & Barakicinta xuquuqdooda ka qaado 4 degmo oo caasimadda ka tirsan.
This Somali citizen from Hargeisa praises Siad Barre; may Allah grant him the highest seat in Jannah for his incredible accomplishments. Siad was Somalia's best president, but the rebels who deposed him devastated the country, and we have not recovered since!
Kulliyaddii Caafimaadka ee Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed oo cagafcagaf dhulka lagu dhigay ee jiingad lagu wareejiyay ayaan soo maray. Waxaa sidaas yeelay ganacsade ay ka iibsatay dowladda Madaxweyne Xasan Sheekh. Waxaa horay sidaas oo kale loogu kalabaxay qeybo ka mid ah xarunta Gaheyr ee Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed.
Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud iyo Wasiir Faarax Sheekh Cabdulqaadir waxay ku cirreysteen oo ay muddo rubuc qarni ah ka shaqeynayeen waxbarashada, balse maanta oo ay dalka madax ka yihiin waxaan marqaati ka nahay in ay burburinayaan xarumihii waxbarashada oo ay suuqa madoow ku iibsanayaan dhulalkii Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed. Ilaahey khaatumada ha noo toosiyo.
İsrail’in bugün Katar’daki Hamas müzakere heyetine yönelik saldırısı, gözü dönmüş Netanyahu hükûmetinin çatışma ve istikrarsızlığı derinleştirme amacında olduğunu bir kez daha açıkça ortaya koymuştur.
Uluslararası hukukun ve Katar’ın egemenliğinin açık ihlali olan bu saldırı, kardeş ülke Katar’ın da güvenliğini ve huzurunu hedef almıştır. Bu saldırıyı lanetliyorum.
Türkiye, tüm imkânlarıyla Filistinli kardeşlerinin ve müttefiki, stratejik ortağı ve dostu Katar Devleti’nin yanındadır. Terörizmi bir devlet politikası haline getirenler hedeflerine asla ulaşamayacaktır.
İsrail’in, kendisiyle birlikte tüm bölgeyi felakete sürüklemeyi amaçlayan haydutlukları karşısında dirayetli ve kararlı duruşumuzu koruyacak; ne pahasına olursa olsun barışı, uluslararası hukuku ve Filistin halkının özgürlüğünü savunmaya devam edeceğiz.
Sawirkaan waxaan ka qaaday gaaridameer ku gaddoomay isgoyska Bakaaraha. God bohol ah oo meesha ku yaalla ayuu dameerkii ku dhacay, taas oo sababtay in uu dameerkii silco, shamiidadii uu siday qaarkeedna ay dhiiqada ku dhex dhacdo.
Gaaridameerluhu wuxuu gacanta ku raadinayaa loorar shamiiddo ah oo godka ku dhacay. In uu xamaasho oo shamiidadaas uu wado ka helo quutulyoomka carruurtiisa ayuu u soo kallahay, balse hadda waa qaameysan yahay oo shamiidadii ayaa dhiiqada ayay ku milantay.
Dhallinyarada wadato bajaajyadaaas ee ku qasban in ay maraan bohoshaas dhiiqadu fadhido ee dameerku ku dhacay wuxuu maamulka Gobolka Banaadir bil kasta canshuur uga qaataa $15. Gaarigaas caasiga ahna wuxuu bil walba ka qaataa canshuur $55 ah. Guryahaas idiin muuqda ee dhiiqadu hortaallo iyo guri kasta oo Xamar ku yaallana canshuur ayay dowladdu ka qaadataa bil waliba.
Burburka jidadka iyo dhiiqada waxaa u sii dheer jaam joogto ah, sabataas ayayna hadda u xayiran yihiin bajaajta iyo baabuurta taagan seedka midig oo aan midkood saaranahay. Waxaana bajaajleyda iyo dadka saaran oo canshuurbixiyayaasha ah maalin kasta sidaas uga qasaarto saacado badan oo ay shaqeysan lahaayeen. Mana loogu adeego canshuurtaas ay ku qasban yihiin in ay bixiyaan, oo ay jeebka ugu dhacdaa madax aan xilkas aheyn.
Waa lagu guuleystay in bariga Afrika, Soomaaliya, nabad lagu keeno shamiidadaas oo laga soo raray magaalada Masqad ee dalka Cummaan ee dhacda galbeedka Aasiya. Balse dhiiqadaas ayay uga dhex milantay, oo dowladda Soomaaliya ayaa ku fashilantay in ay Muqdisho dib ugu celiso wax yar oo ka mid ah canshuurtii uu ka qaaday shacabka Xamar, ayna ugu dhisto jid la marsiiyo, biyamareenno iyo bullaacado ay ku qulqulaan biyaha jidkaas fariistay.
Cidna uma maqna, ceelna uma qodna, Muqdisho.
SOMALIA & TÜRKİYE 🇹🇷🇸🇴 are reportedly on the verge of a breakthrough military agreement that will allow the stationing of Turkish #SpecialForces teams in the brotherly country, who will DIRECTLY ENGAGE [with #Somali allies] terrorists that threaten #Somalian #security & unity. 🔥
Somali officers are known to have undergone Türkiye's world-renowned Ranger course at the Isparta Mountain Commando School as well as SAT/SAS naval specialist training, ranked among the Top 3 toughest in #NATO. According to the Turkish #defense grapevine, the new agreement between the Muslim strategic allies also includes the transfer of a number of new #defense equipment related to #SPECOPS use, though details are currently scarce. Make sure to follow us and turn on notifications for the latest updates.
Puntland forces found more than 30 foreign passports of ISIS fighters in a terrorist reception base captured today. Moroccans, Tunisian, Kenyan, Tanzanians (10+), South Africans (5), Lebanese, Saudis (4), Bengalis (4), Argentinian
A German aid worker abducted in Somalia seven years ago makes emotional appeal for government intervention to help secure her release. #Somalia#Germany
@JamacJamac40588@MoBakayle Bolo ku muslimisay al shabab maa muslim u taqanaa walahi balhi takaji waa gaalo way ka liitaan wayna kasii xun yahin balaayo ku qaday baqtigooda mahana qurun kooda baa la dhahaa