@EIshmael_ Maalin walba dukumintiyada ay saxiixaan yaa u aqriya hadal ayay Kari La'ayihiine, mase mad-madoobo Alaa ku yaqaan intay dhahaan ayay iska saxiixaan.
Rabi Yasir.
@MAbdirizak Aniga waxay ila tahay in sharciga laga dhigo (dhalasho waxa qaadan Kara qofka ay iska dhaleen hooyo iyo aabo somali dhalad ah) waxi kaso hara daganansho hala siiyo.