πΈπ΄πΈπ΄πΈπ΄πΈπ΄πΈπ΄πΈπ΄πΈπ΄we always try to tweet and shoot the most beautiful Somali country.
πΈπ΄πΈπ΄πΈπ΄πΈπ΄πΈπ΄πΈπ΄πΈπ΄πΈπ΄πΈπ΄πΈπ΄πΈπ΄πΈπ΄πΈπ΄πΈπ΄πΈπ΄πΈ
Masharaxinta Madaxweyne wa ninka ugu janis badan Mushraxinta kale ayaga isla hari dona Waxay ugu shubi donan farmaajo. Ayago is harifaya. Allaha u naxariste Cabdulahi yusuf aya sidas ku soo baxay October 2004.Farmaajo waxa uu noqon dona madaxweynhii ugu cimriga dheray Somaliya.
Maamulka Falastiin, ayaa shalay iskugu yeeray Jaamacatul-Carab, si loo cambaareeyo Xiriirka ay samaysteen Israel iyo UAE. Qodobkaas waa la diiday, waana la tuuray.
Jaamicatul carab wax la dhaha ma jiraan ee soomaalay la socdo.
Waa subixi hore ee manta sawiro aan ka qaaday tuulo loo yaqaano #Hareericadle badiyaha degmada $Balcad waxaa ka jirto barwaaqo iyo nabad ilaaahy ha u siyaadiyo.
Laamiga isku xiro xamar iyo balcad waa mid aad u burbursan gaadidkuna wuxuu isticmalaa jid cadaha dhinacyada ka mara.