Today I had an introductory meeting with my sister Ilwad Elman,adviser to the UN Secretary-General.
Ilwad Elman is a person who loves the development of somali youth.@IlwadElman@Daljirka1@Abdirachiid @KunkalYarow
@PlatformSomalia waxay soo dhaweynaayaan in dhalinyarada la siiyo muhiimada kowaad loona abuuro shaqo waa waxa ay madashu rajeyneyso in ay ka caawiso dhalinta somaliyeeda
Madasha dhalinyarada @PlatformSomalia waxay soo dhaweyneysaa dhamaan dhalinyarada somaliyeed ee firfircoon waxay madasha idiin leedahay so dhawaada madashaana waa meel lagu soo gudbinaayo codkiina lagun dhisaayoo dalka