CARLSON: “Netanyahu’s family is from Poland. He doesn’t practice Judaism, there’s no evidence his ancestors EVER lived here [Israel], they never spoke the language. On what basis does he have a right to be here?”
HUCKABEE: “I’m totally unable to process what you’re saying.”
💣
Beri baan ka dhegaysan jiray Cullimadan qisooyin xiiso badan oo ay odhan jireen xilligii Asxaabta ayay dhulka Carabta ka dhaceen.
Hadda dhacdooyinkii aannu goob-jooga ka ahayn ayay been ka sheegeen sidaas-darteed hadda wixii dambe xattaa looga qaateen ama wargaleen noqon maayaan waayo been cad ayay sheegeen.
Laba mid uun ayaa u furan waa in ay raaligelin ka bixiyaan beenta cad ee ay sheegeen ee weliba gabadha Muslimada ah ay sharafteedii ugu gafeen , ta labaadna waa in ay ku sii adkaystaan balse laga aamin baxo dhegaysigooda.
“ midho daray hadaan bari duuduub ku liqi jiray doorkan waxan hubsanayaa dirxi inuu ku jiro”
They simply airbrushed nine hundred years of Zanzibar's Ruling Somalia out of existence.
Don’t be surprised when Somaliland's history mysteriously vanishes.