@dunia_work Deni hadalkiisu waa sax.SSC dadkeedu PL ayey wax ka dhisteen. Hadii ay kabaxayaan iyaga ayaa go'aan kooda leh.Haseyeeshee, muddo ayey qaadanaysaa in la kala baxo..PL dastuurkeeda waa in wax laga bedelo, xuduudaha dib loo qeexo, la wada hadlo.. DENI mucaaradnay lkin caawa waa ☆
@IlyasAliHassan Ka soo bax hoteeladda waaweyn we aan cidna tegi karin, iyo maqaayaddaha qaaliga ah....Dalkaan mudo 30 sano ah ayaa xagjir ka shaqeystay... faqri, Jahli iyo cadaalad darro na waa sii caawisay! Wax ba anigu lama yabayo! Waa ba ka daahay!!
@FaroleJr@HassanSMohamud@HESharifShAhmed Puntland mar dame la iibsan mayo...Waa la is dooran! DENI intaa ayaa looga fadhiyaa...Nin dambe oo xoogaa reerkiisa iyo danley isugu dar-dareen looma baahna.
Tranquil Lido Beach at the 3rd day of Eid and after a rainy night in Mogadishu. The weather is just amazing. Mogadishu has been very peaceful throughout Ramadhan and into the Eid days - Alxamdulilah. The potentials of this city is unimaginable.
@yasmine_jamac Even if that's the true, he has no right neither legal authority to flogg people. And humiliating citizens in public. If you really want to fight drugs, you have to do it within the legal boundaries. Now, tell me the difference b/w BRA and wilaayada🤪.
#He_must_resign