Hay'adaha Qaranka oo dhismo waa astaan Muujineysa Horumar.
Dib u Yagleelidda Machadka Qaranka ee Diblomaasiyadda waa guul u soo Hoyatay Qaranka,waxayna muujineysaa dadaallada iyo dib-u-habeynta ballaaran ee lagu xoojinayo Heyadaha.
Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaal Iyo Dib u heshiisiinta waxa ay warsaxaafadeed ka soo saartay Arrimaha Doorashooyinka Dowlad Goboleedka Jubbaland, in aysan waafaqsanayn nidaaam dastuuri ah. #Mogadishu#MINISTER OF LOCAL AFFAIRS
Salaad Janaaso ah ayaa lagu dukaday Meydka Allaha u naxariistee Eng Yariisow, Madaxweynaha, RW, Guddoomiyeyaasha Labada Gole, Wasiiro iyo xubno kale ayaa si wadajir ugu dukaday. Allaha u naxriisto marxuuunka
INAA LILAAH WA INAA ILAYI RAAJICUUN
Waxaa maanta dadka soomaliyeed iyo dalka a ka baxay,azxaap aaad u muhiiiim ah oo ay dhalinyaro u badan yihiiin ,da’yar soo koraysa wadanku u baahan yahay ayey ahaayeen. Allaha u naxriisto dhamaantood #Somalia#mogadishu Attack
Dalka anigoo leh ayaan imi,oo aan ku dhashay kuna barbaaray. Marka sow waajib igama saarna in aan wax u qabto oo aan u damqado , muhiimada ayaa ah mida maanta meesha na dhigtay oo aan uga soo kici la'nahay
According to the @nytimes, a Russian sold phony secrets on “Trump” to the U.S. Asking price was $10 million, brought down to $1 million to be paid over time. I hope people are now seeing & understanding what is going on here. It is all now starting to come out - DRAIN THE SWAMP!