@engyarisow Mudane gudoomiye waan soo iibsanay iyo boorka ka hor surani isma keenayaane ma dadkaa been loo sheegaa......
Boorka waxaa ku qoran xaflada wareejinta baburtaan inay idinkugu deeqeen wadamada kala #Swiden,Italy, swizerland iyo hay'ada UNDP........
Ciidamada Darawiishta Galmuduga ayaaa saaka weerar ku qaaday fariisin at Alshabaab ka samaysteen meel is dhaw degaanka #Dhagaxyaale oo qiyaastii 50km dhanka bari kaga beegan #Guriceel.......
Wixii wara kusoo dibaaan idinkala wadaagidonaa insha Allah
#DIGNIIN
Waxaan ka digayaa colaadaha u abaabulan qaab beeleedka kasoo cusboonaday Degmada #Balanbale waxaan ku baqaynaa in la joojiyo hurinta coladaas.....
Waxaan ugu baqaynaa ciidanka #SNA ee ku sugan asagaas inay xaalada xakameeyaan......
Mahadsanididiin
My piece @guardian
To outsiders, Al-Shabaab might sound like an unreasonable party to negotiate with, but from warlords to Islamists, successive Somali governments have always found room to accommodate opposition groups, violent and nonviolent alike. https://t.co/gtoqCb3xI8