UPDATES:
An airplane carrying health supplies with doctors has arrived at Adan Adan adde airport. The plane will take some of heavily injured personnel of the recent terror attack in #Mogadishu to get a better health service in #Qatar.
@qatar_fund@MoHADM_Minister
Madaxweynaha JFS @M_Farmaajo ayaa ku sagootiyay Garoonka Diyaradaha ee A. Cabdulle dhaawacyada 16 kamid ah dadkii rayidka ahaa ee ku waxyeelloobay qaraxii bahalnimo ee argagixisadu ku laayeen shacabkii birmageydada ahaa ee isgooyska Ex-Kantarol.
#GurmadQaran#ExcontrolAfgooye
A brother in need is a brother in deed.
Turkey enters the good books of Somalia history.
Thank you @trpresidency for the swift response to airlift the worst wounded of yesterday's cannibal attack in Mogadishu where 79 people killed.
#Somalia. #gurmadqaran@TC_Mogadishu
"Somalia will not be deterred by terror attacks, this act of terror will not in any way undermine the determination of the government to pursue its state-building, economic recovery and security priorities,” Said Hamza Said Hamza, @MoHADM_Minister.
@ugurmo
"Wasiirka warfaafinta XFS& xubno kale ayaa soo dhaweeyay Diyaarad sidda Dhaqaatiir & daawo uu Turkigu ugu gurmaday dadkii ku dhaawacmay qaraxii argagixiso ee shalay" (SONNA)
We are currently stationed at Mogadishu International Airport with the Turkish Ambassador to assist with logistics of the evacuations
#Mogadishu#SPF991#GurmadQaran@TC_Mogadishu
Diyaarad sida Dhaqaatiir iyo Daawo ay Dawladda #Turkiga ugu gurmaneyso dadkii ku dhaawacmay qaraxii shalay ka dhacay Muqdisho ayaa ka soo degtay garoonka Aadan Cadde ee magaalada #Muqdisho waxaana garoonka ku soo dhaweeyay masuuliyiin ka tirsan dowladda Soomaaliyeed.
#Somalia: Waxa saaka Muqdisho timi diyaaraddii ay dawladda Turkiga soo dirtay ee siday dhaqaatiirta iyo kaalmo caafimaad. sidoo kale waxaa qorshaha yahay in dalka Turkiga loo qaado dhaawacyada culus ee dalka aan waxba looga qaban karin.
#SomaliaTurkey#ExControlAttack