Waxaan tacsi u dirayaa dhammaan dadkii ku dhintay fatahaadaha ka dhacay Qardho iyo Bardheere, Alle ayaan uga baryayaa inuu Janada ka waraabiyo, kuwii ku hanti waayayne uu siiyo bedel Kheyr qaba. Waxaan ku baaqayaa in ganacsatada ree KG ay garab istaagaan walaalahood dhibaateysan.
Qardho waxay ku jirtaa xaalad bani aadamnimo oo ka dhalatay daadadkii kusoo rogmaday magaalada. Waxaan faray Xukuumadda in ay dardargeliso hawlaha loogu gurmanayo reer Qardho, iyadoo xoojinaysa dadaallada lagu samatabixinayo shacabka dhibaateysan ee ay haatan waddo DG Puntland.
Ra'iisul Wasaare @HassanAKhaire ayaa booqday Isbitaalka #Erdoğan oo lagu daweynayo dhaawacyada weerarkii Argagaxiso ee lala eegtay Injineerrada Turkiga & ciidamada amniga ee ku howlanaa dhismaha waddada Muqdisho & Afgooye. Maamulka Erdoğan ayaa ka war bixiyay xaaladda Dhaawacyada
Wasiirka Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka DFS ayaa caawa soo booqoqday dhaawacyada qaraxi maanta ka dhacay caasimadda.
Md Xamsa Saciid Xamsa ayaa ka dhageyatay dhaqaatirta xaladda caafimaad ee bukaannada isagoo soo jeediyay in si gaar ah loo daryeelo dhaawacyada.
*Farxad Kale*
*AXMED DAAHIR* oo asagana lagu sameeyay qaliin Madaxa ah 3 Maalin ka hor , Waxaa Hadda laga soo saaray qaybta ICU-ga.
Waxaa la keenay Q/Bukaan Jiifka.Wuxuu ku jiraa Hospital ka Ankara Şehir. Aad ayuuna u fiicanyahay.
Wuuna sheekeynayaa.
Alxamdulilaah.
#GurmadQaran
#GurmadQaran
Bukaan ka la yiraahdo *Xusen Yacqub Adan*, oo ku jira *Ankara Şehir Hastanesi*, qaliin Madaxana lagu sameeyay, Qeybta Bukaan Jiifkana la keenay Shalay, Xaladiisa Caafimaadna aad ayey u sareysaa, Dhakhaatiirta Waxey dhaheen Dhawaan baa laga saarayaa Hospital ka.
Waxaa soo gabagaboobay shir ay yeesheen Guddiga Gurmadka Qaran iyo Howl-wadeennada Gurmadka, si ay isu weydaarsadaan Warbixinta wixii la qabtay iyo waxa dhimman, si halkaas looga ambaqaado wajiga labaad ee Gurmadka.
@ugurmo@HarunMaruf@1MohamedOmar@imukhtaar
Waxaa soo gabagaboobay shir ay yeesheen Guddiga Gurmadka Qaran iyo Howl-wadeennada Gurmadka, si ay isu weydaarsadaan Warbixinta wixii la qabtay iyo waxa dhimman, si halkaas looga ambaqaado wajiga labaad ee Gurmadka. #GurmadQaran#ExControlAfgooye
Waxaa soo gabagaboobay shir ay yeesheen Guddiga Gurmadka Qaran iyo Howl-wadeennada Gurmadka, si ay isu weydaarsadaan Warbixinta wixii la qabtay iyo waxa dhimman, si halkaas looga ambaqaado wajiga labaad ee Gurmadka. #GurmadQaran#ExControlAfgooye