Mustafe Omar #Somali_Region President "Eternal glory to #Somali martyrs who lost limbs and lives to preserve Somali dignity, identity, language and land! We are who we are today because of their sacrifices! Thank you our fathers and forefathers".
#Ethiopia#Somalia
Update: The existing #EPRDF Council members have today approved Prosperity Party (PP) bylaws forwarded by the Executive Committee of the party. The two day's EPRDF Council meeting has concluded by approving all the three documents: Merger, Prosperity Party Manifesto & its bylaws.
Not only #EPRDF but the end of the #Nations and #Nationalities voice! We see already the #Oromo based politics. Enough is enough! We have lost millions in a year what will be next if one party decides for other!.
God safe us please from!!!!
Isku soo baxyo waaweyn aya ka socda guud ahaan deganka #Oromia, waxa gabi ahaanba xidhan waddooyinka laga galo Caasimadda Addis Ababa isku soo baxyadan aya taageero loogu muujinaya Jawar oo xalay ay dawladdu isku dayday in ay Askartii ilalinaysay ay ka qadan gurigiisa
#Itoobiya
Raysal Wasaaraha #Itoobiya Abiy Ahmed ayaa maanta sheegay in Doorashada soo socota ee u astaysan bisha May , 2020 ay ku qabsoomi doonto waqtigeedii loogu talo galay.
#Ethiopia#SomaliRegion#DDS
Dhalinyaro is abaabushay oo si iskaa wax u qabso ah ku howl galay ayaa gobolka #Sitti ka bilaabmay barnaamij la magac baxay " Hal Xidhmo Hal Cunug" / " One Pack One Child" oo agabka aasaasiga ah ee waxbarahada lagu gaadhsiinayo 1000 ka mid ah ardayda gobolka Sitti
#Itoobiya#DDS
TPLF will plunge Ethiopia into chaos to justify secession. It's proverbial Somali saying " that the plate is either exclusively mine or soiled". If they can't rule all Ethiopians for ever & maintain nation in bondage then Ethiopia should disintegrate. Defining moment in history.
Maamulka Magaalada #Jigjiga ayaa maanta shaaciyay Miisaaniyadda sanadkan loo qabtay MM Jigjiga oo ah ku dhawaad 337 milyan oo bir oo ku kala baxaya π:
1-Mashaariic(Capital): 189 milyan bir
2-Mushahar : 130 milyan bir
3-Howl Fulin :18 milyan bir
#Itoobiya#SomaliRegion