Soomaali hadaan nahay waxa aad moodaa in iimaankeenii daciifay waxaad arkaysaa dad culimada ku dhaliilaya oo ku haysta sideed u odhan kartaan calan ka tawxiidka leh laguma jaasi karo.
Israel's Energy Minister Eli Cohen says returning the remaining 59 captives is a top priority, but that there will be no agreement on the second stage of the ceasefire if Hamas is left intact in Gaza.
๐ด LIVE updates: https://t.co/fZhyjjCENw
Cida somaliland sii jiritaankeeda in uun rejo kale ee aan rabin in ay somaliland burburto codkooga ha siiyaan murashax abdirahman ciro waa cida in uun rejo ka qabta ama jecel in ay somaliland sii jirto.
WALIGAA QOF HA DABA GALIN SI AAD UKALA OGAATO IN UU YAHAY QOF XUN AMA QOF WANAAGSAN KALIYA SUG WAKHTIGA IYO WAAYAHA ADUUNKA AYAA KU BARAYA QOF WALBA QOFKA DHABTA AH EE UU YAHAY.
WAA ADUUNYO AAD ARKAYSO HABLIHII MARKII AAD YARAYD AY HOOYOOYINKOOD KAAGA TOOCSAN JIREEN IYAGOO KU LEH INANTAYDAAN KUU DHISAYAA ADNA AAD KA XANAAQI JIRTAY OO AY IMIKA CARUURTII AY DHALEEN AY ABTI IYO ADEER KU LEEYIHIIN.
ANNAGA AYAA NOO MAQAN MARKAA ILAAHOOW WAAD NA ARAGTAA.