International Relation @AbaarsoTU | Program manager @HCTVBreaking | Signify of Justice, Human Rights and Freedom | Working in journalism for last 4 years|
Amaro qaldan oo uu bixiyay Madaarka Muqdisho ayaa sabab u noqday in ay isku dhici gaadheen laba diyaradood oo ay kala leeyihiin shirkadaha ee Qadar iyo Ethiopia.
Somaliland ayaa sidaasi xaqiijisay.
"The Republic of Somaliland has many economic opportunities when it comes to our natural resources and minerals" - H.E Sacad Ali Shire - Minister of Finance
“ Jabbuuti markasta waxa ay dhiirigelisaa nabadda gobolka marna ma farogeliso arrimaha Gudaha ee waddamada Jaar ka ah” wasiirka Arrimaha Dibadda Jabbuuti.
Xukuumada Somaliland ayaa sheegtay in ay doonayso in xaalada Laascaanod lagu dhameeyo wada xajood iyo is afgarad,marka laga reebo kooxaha argagaxisada ah.
"The National Army of the Republic of “Somaliland, which is defending itself against attacks from terrorist groups, has captured prisoners of war who are among terrorists, the PSF of the Puntland Regional Government and local people who have gone astray”
Somaliland Army.
“Berri yaynaan xabaalaha dushooda ku heshiin ee dadku intay nool yihiin aan heshiinno” madaxweyne Xasan Sheekh oo baaq u diray dhinacyada ku dagaalamaya Laascaanod
Markale saaka waxaa Magaalada Laascaanod ka qarxay dagaal.
Xukuumada Somaliland ayaa sheegtay in saaka hiirtii la soo weeraray fadhiiso ciidanka Qaranku ay Laascaanod ku leeyihiin