aan hilib u qeybinay 100 qof
Aan ciidsiinay 71 cunug
Dhamaantii inta ka qeyb qaadatay ajar iyo xasanaad aan lasoo koobi karin rabbi haka siiyo, maalkooda, cimrigooda allaha u barakeeyo, caafimaad aan dhamaan iyo ajar billaa xisaab ah rabbi ha idin kugu badalo dhamaantiin.
2/2
İntaad maanta isbitaalka u jiifi laheyd cudur aan daawadiisa la heynin mise aad adiga sabab u noqon laheyd qof kale inuu dartaa isbitaal u galo.
#fadlangurigaagajoog#corona#somkaal @SOMKAAL1 @ Somalia https://t.co/5ou4L2eyyF
Da’deyda yar intaa is dhahdid ha bixin waxa laga yaaba inaa sababsatid dad badan oo adi dartaa ay u dhintaan mise xaaladooda caafimaad ay halis u gasho.
#fadlangurigaagajoog#corona#somkaal# @SOMKAAL1 @ Somalia https://t.co/l2RefZd3EK
Da’deyda yar intaa is dhahdid ha bixin waxa laga yaaba inaa sababsatid dad badan oo adi dartaa ay u dhintaan mise xaaladooda caafimaad ay halis u gasho.
#fadlangurigaagajoog#corona#somkaal# @SOMKAAL1 @ Somalia https://t.co/DjeIb2u0vT