Somalia is a country rich in natural resources and gold, but political failure has damaged the nation. We pray that allah grants us strong and wise leaders who can save the country and guide it toward peace, unity, and development.
🚨 BREAKING: Explosions Rock Central Israel⚡⚡⚡
Multiple explosions have been reported across central Israel following a fresh wave of Iranian ballistic missile launches, with air raid sirens sounding and air defense systems activated across several areas. The situation remains fluid as authorities assess impacts and interceptions.
@SafiaYasin Maxey tahay cadownimada intaas la eg ee qof walaalka ah aad ula rabto in uu naftiisa ku waayo ama ganacsigisa ama amnigiisa adne adne aad shaqo u kacdo adoo mareykanka jooga misne amni heysta sheydaan kaliya saas unfikiri kara muslim dhaqankaas malahan.
@somaligeezer Ilaahay waxa uu dhahay anaa og jaahil ka tahay arintaas : ولولا دفع الله الناس بعضهم ببعض لفسدة الارض. In la karbaasho kuwa xadgudba waa sharci waxbaro.
@MOISOMALIA Allahu Akbbar walaahi waa war aan aad ugu farxay anoonan dalkeyga joogin ayaa dareemayo farxada bulshada mudqdisho dagan ay dareemayan maantay dowlada aad ayay ugu mahadsan tahay saan hore meelo badan comments aan ku sheegay dowlad baryo wax kuma hesho waa in ay gacan adeegsata.
The Federal Government of Somalia confirms that security forces have fully restored order in the districts of Abdiaziz & Hawlwadag. Following swift operations, illegally armed opposition group militias have been disarmed &removed, & civilians have returned to their daily lives.
Hub ka dhigis ayaa lagu sameeyay kooxihii qaran-dumiska waday, balse waxay ahayd in dowladdu kala wareegto baabuurta iyo hubka la adeegsanayay, isla markaana maleeshiyaadkii dagaallamay xabsiga loo taxaabo si sharciga loo mariyo."
English
The disarmament of those involved in undermining the state was carried out, but the government should also have confiscated their vehicles and weapons, and the militia members who took part in the fighting should have been arrested and prosecuted."
@SMSSomaliTV1 Saan maa magac somalitv ku wadataa maxey tahay naceybka intaas la eg aad dal aad ku dhalatay waalidkaa iyo isirkaa ku dhashteen aad xumaanta intaas oga baahineyso misne beenta ku dhisan waxaan filaa in aad oromo tahay aan xalaal aheyn.