Waliga Doon ma ku safartay?
Wuxu ii aha safar xiiso badan mugdiaho to barrawe iyo waqti dheer oo bada gudaheeda lagu jiray
Barrawe waa magalo xeebed qadiimi ah waa muhiim inaad ku safarta dhulkaada hooyo
#Somalia#mugdiaho#barrawe
#Laascaanood aad iyo aad ayaan uga xumahay dalkaga sokeeye ee ka bilaamay magalada laascaano waxan ugu baqaya xabad joojin iyo in dowlada dhex ee Somalia ay so faragaliso oo xabad joojin dhex dhigta
Gobalada waqooyina xasilonidooda waa u ceeb..
Great to have had a meeting with
@AMB_Affey ,special envoy for the Horn of Africa (UNHCR)
Amb. Affey encouraged me to keep passing my message through books and to inspire the young girls in the Refugee camps.
Thank you ambassador 🙏
Labo sano ka hor waa Mar aan tartan Chess ama Iskaakada ka Qeyb galay
Ma ii jeeda horta hadii aad I aragtid aragtida indhahaga waa Tik
Ma jeceshahay dheelista ciyaarta chess ka mise daneysa Inaad bartid oo aad dheeshid
Hadaba Ogaaw "Chess Is The Biggest Game of the worlds"