@Ramadan70530344 soodhkaa ku dhagoo dhankee waxgooya Na waydii 🗡️ jawaabtaadu waa soodhkaa afkiisa ama ciidan qabiil ugu wac ama ciidan dawlad ugu wac argagixiso uun soo Kama ilaaalin degaankooda maantana Kama sifaynayaan
Sicid cabdilahi Deni Waxqabadku SSC khatumo ka gaystay cibaaduu ahaa maantana cibaado kale ayuu kujiraa siyaasi ka mayal adag ka goaan wanagsan ka Guulo badan ka waxqabad badan hore inoomasoo marine imaansada wuxu qabtayna ka runsheega markhaati anaga kuu furayna garaad mideye garad ismail dhamaan SHACABKA SSC KHATUMO waa ogyihiin Kama Turjumaan 4 qofoo meelahaa Reero kale u niikiya greate 🇺🇿
@Mohamed94540259 Kuwii gurigisa uguso galay ee xabada la dhacayay xage lagu xisaabayaa
Horta Taas iswaydii intaadan isaga aakhiradisa ka fekerin meshu idin dhigay Illahay baa ku garab siiyay xaq buuna ku taagnaa Alxm
Xaqiiqo ayuu sheegay ex madaxwayne ku xigeenki hore Dawlada Puntland ex safiirki Ethiopia waxaynu ubaahanahay umada masuuliyada noocaasa oo kale soo qabtay ama maanta ku fadhiya inay update iyo xogagaaal ahaaan aysan ka Qarin umaday xasaanada u qaadeen
Jibo iyo waali Dunidu kuma shaqayso xogogaalnimo iyo xeeladaysi baa laysku dhaafay
Hitler Aabe kuma Tiirsanayn Eel wuxu dhigay
Iska wax uqabsaa Dawladnimo lagu asaasaa
Abtiirsinyo maahee Fahmaa lagu Asoolaaa