Nimanka somalida sida loo leeyahy ina hebel hebel maalinku dil ama dambi kale geysto baad hooyadis baran ina heblaayo hebel 28 jir ah ku dhashay dhulka inta kale kudarsada😂😂#ciid_wanaagsan somaliyey❤🇸🇴
Dadka rumeysan in Somaliland dowlad xor ah tahay oo Somaliya ka xurowday iyo dadka rumeysan in midnimada Somaliyeed muqadas tahay, fadlan ha is-nicina, hana is-aflagaadeyna. Labadaas aragti ayaa la rabaa in laga doodo, niyad-sami looga hadlo oo midkood lagu heshiiyo.. 1/1
The only way you can succeed in finding your partner is to spend enough time together and not fall in love with someone else. Otherwise you will lose someone you love. Try to maintain your partner's feelings.
Caruurta lagu ababinaayo hubka noocyadiisa kala duwan ee maalinta ciida lagu farxad gelinayo mustaqbalka laga sugayo mexey tahay sow beri isla qorigaan qaadan mayaan?!!
Dhaqan mudan inla suuliyo,maskaxda iyo maanka caruurtana sikale loo kobciyo
#Fariin
Marka aad wax bixineyso waxaad tahay qof naxariis badan, laakiin ha illaabin, marka aad wax bixineyso qofka aad wax siineyso inaadan kor u eegin si xishoodkiisa aadan u dareemin”.
Philosopher: Gibran Khaliil Gibran
Jaceylku haddii hal eray lagu qeexo waa isku habboonaasho, taasi waxaan ula jeedaa laba qofood oo isku qalanta xagga ruuxda iyo dabeecadda ka hor inta aan la soo hadal qaadin quruxda jirka, da’da, iyo thaqaafadda.