We are advocating not only for political Parliament seats but for every institution, both public and private sectors, to ensure minimum 30% quota for Somali women.
#WomenQuota2024_Somalia#InclusiveRepresentation
لايوجع القلب غير اطفال غزة الجياع وقدوم رمضان والعيد والفرحة لاتتسلل الى قلوبنا لوجعهم وعوزهم وقلة حيلتنا.
هل نستطيع ان نبدأجمع تبرعات للافطار والعيد ولو مشاركة عائلة واحدة الفرحة مع عائلاتكم.
Sababta kaliya oo saaxiibayaal aad u joogtaan jagooyinka waxay aheed inaad soo celisaan Somaliland oo aad ka shaqaysaan midnimo Soomaaliyeed qof u shaqaynaya ictiraaf oo Muqdisho u jooga ictiraafkaas oo ah khiyaano qaran waa in dib u eegis lagu sameeyo ka mid ahaanshihiisa BFS.
Xildhibaanada soo qoraya Somaliland bay ka mid tahay Sool oo already dawladda ay ka tirsanyihiin ku dhawaaqday inay State ku meel gaar ah tahay ma is ogyihiin inay qodobo dastuuriya jabinayaan oo arimaha ay dhex dabalanayaan ka qaadi karto xasaanadda.
تدين جمهورية #الصومال الفيدرالية بشدة وبأشد العبارات القصف البشع الذي تعرض له المستشفى الأهلي المعمداني في غزة، والذي أدى إلى جرح ووفاة أكثر من 500 مدني فلسطيني بينهم أطفال ونساء. وتحمل المسؤولية الجيش الإسرائيلي المحتل.
لم تعد قضية فلسطين قضية انسانية بالنسبة للعالم هل تعتقدون لو ان الكيان الصهيوني هاجم النرويج بهذه الشراسة سيسكت الاتحاد الأوروبي فلسطين قضية عربية اسلامية ويجب أن تكون هناك نهاية لهذه الإهانة.
#لا_لمجازر_غزة
MD hassan ma lahan dagaalka khawaarij aan kula jirno ee waxaa iska leh waalidka Somalia dagan ee aan meel kale haysan oo ilmihiisa markuu iskoolka u diro aan hubin inuu kusoo nabad noqonayo inta dalxiiska ku maqan dagaalka dacaayada ka daaya dhiirigalin kaliya baad ku leedihiine.
Aad baan uga xumahay dabka ka kacay magaalada dadka badan ee Soomaliyeed quudkooda ka heli jireen ee gubatay Dhaqaalaheennaa la la dirirayaa anagunna anagaa is dirirayna.
Last night in Laascaanood, I was honoured to serve as an MC for the welcoming event of large delegates from Federal GFS who visitedus yesterday, I was also privileged to call the leader of @SSCKhaatumo to the stage. What a night.