@ProfAmirMoAli Raali galintaa ay bixiyeen nimankaasi hal qodob ayaa iiga iftiimay aniga oo ah in la tijaabiyo bal inay ka damqanayaan walina ay xasuusanyihiin dhibaatadii loo gaystay oo mar walba la tijaabinayo fal celinta ay bixiyaan madaxda iyo shacabka ciraaq amaba mudlimiinta kale
@ProfAmirMoAli Fikirkayga hadaan ka hadlo uma qalmaan reer ciraaq inay magdhow qaataan ta kaliya ee reer ciraaq iyo muslimiinta kaleba ku samri karaan ayaa ah in yagana lagu xukumo dil toogasho oo tiirka la keeno se lkn
👇