"With the elections just a few weeks away, Georgia's Senate runoffs remain way too close to call," @ForecasterEnten writes. "That's a bit surprising because Republicans entered the runoffs as slight favorites." | Analysis
CNN
Berbera is witnessing construction& real estate development boom with the municipality under its popular mayor Abdishakur building asphalted roads & roundabouts,strictly prohibiting goats,camels from roaming the town,Kolay Qat stalls cleared from sidewalks at main streets & more.
Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay wefti ka socda Xisbiga ANC ee haya talada dalka Koonfur Afrika oo uu hoggaaminayo Mr. Mhlekwa Nxumalo oo ah masuul sare oo ka tirsan xisbiga ANC.
Mustafa Qodax a former member of the #Somalia parliament has been welcomed in #Somaliland.
The lawmaker told the media that he had been pardoned by the #Somaliland president.
Xildhibaan Naasir Cali Shire oo ka mida mudanayaasha golaha wakiillada ayaa sheegay in wasaaradda shaqo-gelinta iyo arrimaha bulshada Somaliland ay cashuur ku soo rogtay dadka ajaanibta ah ee waddanka yimaada.
Kulan maanta ay isugu yimaaddeen qaar ka mid ah suxufiyiinta magaalada Hargeysa, ayaa waxaa ay isla qaateen in dhawaan ay soo saari doonnaan go'aammo masiiri ah oo ay kaga tashanayaan mustaqbalka warabaahinta soomaaliland
Haddii aad xalay nabad iyo caafimaad ku seexatay, saakayna aad ku soo toostay, ogow dad fara badan ayaa xanuun dartiis laba indhood isi saarin oo sidaa waagu ugu baryay, Allaha caafiyo’e.
Mar weliba dheh oo ku celceli ALXAMDULILLAAH
Here's a reminder for those who argue Somalia government decision to cut ties with Kenya is President Farmaajo's re-election campaign. Amb @AbukarOsman1 condemns #Kenya's violations of the sovereignty and unity of #Somalia at the UN security council on February 27, 2020.