@laila_hussein21 Laasacaanood oo uu ka soo jeedo dadkii dhamaay waa qaateen intii Garowe joogtana laasacaanood ay u doonteen. Darbi cidla ah uu odaygu ku dhaganyahay ๐
@DekBinanle@MohamedSelh E visa todobaadkaan 100% waa dhaqan galay. Tallaabada xigta waa in xal loo gelo dadka ay lacagaha dheeraadka ah ka qaadaan maamulada shaqada socdaalka faraha kula jira ee dowladaha ismooda.