#Afghaanistaan : Furitaanka warshad daawada samayso gobolka hiraat qiimaha ku baxay mashruuca waa 30$ Milyan oo dollar .
Dal xiran takado iyo bad aanan lahayn oo 4 sano ka hor ka soo baxay gumaysi kan ugu xun taariikhda banii aadamka .
sababtoo ah hogaanka dhaalibaan ma yaqaanaan wax la yiraahdo musuq-maasuq shilinkii dalka soo galo si xalaal ah ayaa loo isticmaalaa , dalkuna waa amni oo ma jiro hogaamiye kooxeed mooryaan iyo shisheeye nabada iyo hor marka caqabad ku ah .