@LibanIyow Waa uu iska indha tiraayay markii la lahaay ka joog, oo shacabkuna banaanbax sameeynayay! Waxaa nasiib dara ah in qaab kale Uusan wax ku fahmin mr Culusow!!
@WehelieAli@Ramadan70530344 Muqdisho waxa ka dhacayo ma aragtid miyaa lkn Hassan indha aad ku aragto malihid sax!!! Weerarkii barnuudo lagu weeraray ugaaskii murusade iyo imaamka abgaal iyo reysalwasaare qeyre ma arkin yaah 04-06-2026!!
Weerarkii mirinaayo ee lagu weeraray Sheikh shariif mantane Gd m sare
Guddoomiyihii Gobolka Hiiraan oo is casilay.
Muuse Salaad Wehliye, oo maalmo ka hor loo magacaabay Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan ee Hirshabeelle, ayaa maanta si rasmi ah isaga casilay xilkaas, isagoo sabab uga dhigay khilaafka maamulka Hirshabeelle iyo tabashooyinka bulshada reer Hiiraan.
Muuse Salaad ayaa haatan ku sugan guriga Ugaas Yuusuf Ugaas Xasan, halkaas oo ay ka socdaan kulamo siyaasadeed oo muhiim ah.
Waxaa la filayaa in Muuse Salaad iyo Xildhibaan Cabdullaahi Sanbaloolshe ay goor dhow warbaahinta la hadlaan, iyadoo go'aanno cusub laga sugayo kulamada socda.