Exactly 30 years ago this week, #Canadian troops kidnapped a young #Somali boy, then tortured him to death. The 16 year old boy was beaten with metal bars for hours, burned with cigarettes until succumbing to the torture. The #Canadians laughed and took gruesome pictures (1/2)
The story of my 14-year-old niece Manha who was stranded in Addis Ababa airport for 8 days and was neglected by @UKinEthiopia is now in the Daily Mirror. Thank you @kjjjwilliams for covering this very important story. https://t.co/UYHVw3u0AE
Maan Wada Tuugsano
Nin tuugsade ah ayaa habeen habeenada ka mid ah wuxuu soo maray rag gurigooda ku cawaynaya. markaasuu ku yiri: "Magana alle". waxay ku yiraahdeen: "allah ha ina siiyo". m... #Afsomali#Sheeko#Caruureed#Muqdisho https://t.co/OJjpQdtZIS
War Daahsoon
Beri baa waxa jirey oday reer miyi ah. Waxa uu lahaa wiil uu aad u jeclaa. Waxa uu go'aansaday in uu u diro wiilkiisii dugsi ku yaalley magaalo aad uga fog gurigiisa. Nol... #Afsomali#Sheeko#Caruureed#Muqdisho https://t.co/ByV6ysxrSC
Waraabe Iyo Wan
Waraabe ayaa wuxuu u yimid wan keligii ceel jooga, oo aan cidina la joogin. Waraabihii ayaa wuxuu ku yiri, Wanoow yaa kula socda, mee dadkii kula socday? Wankii ayaa wuxu... #Afsomali#Sheeko#Caruureed#Muqdisho https://t.co/vdDTVvLE6s
Laba Doqon Oo Is Dhalay
Nin doqon ah ayaa ku yiri wiilkiisa oo isna doqon ah:"Maalinkii aan ku tukanay salaada jimcaha masjidka hebel, goormay ahayd?.". Wiilkii ayaa ku yirr: "Aabe waan halmaama... #Afsomali#Sheeko#Caruureed#Muqdisho https://t.co/sK85Ca8hsN
Beenaalayaal
Bari hore waxa jiri jiray afar beenaale oo dadku aad uga yaabeen beentooda. Dadka deriskooda ama jaarkooda ahaa ayaa damcay inay tartansiiyaan afarta beenaale. Maalin maa... #Afsomali#Sheeko#Caruureed#Muqdisho https://t.co/ow8vwnpewX
Tukihii Oomanaa
Maalin ayaa tuke aad u oomay. Biyo ayaa uu meel kasta ka fiiriyey laakiinse waa uu waayey. Ka dib waxa uu arkay dheri ay biyo ku jiraan. Aad ayuu u farxay. Waxa uu ku dul... #Afsomali#Sheeko#Caruureed#Muqdisho https://t.co/qi7ffbkpMR
Ugaar Iyo Habar Dugaag
Duurjoogta waxay u kala baxdaa laba qaybood oo la kala yiraahdo ugaadh iyo habardugaag. Ugaadhu waa baad iyo biyo ku nool; micnaha caws iyo biyo ku nool. Ugaadha waxa ay ... #Afsomali#Sheeko#Caruureed#Muqdisho https://t.co/E8zQ2FtOgy