Maahmaah Neyjeeriyaan ah ayaa waxa ay oranaysaa"Haweeneyda wanaagsani uma aha oo kaliya ninkeeda xaas, sidaa oo kale waxa ay u tahay hooyo."
@Ismaaciil
Ability is what you're capable of doing. Motivation determines what you do. Attitude determines how well you do it.
Lou Holtz
Awooddu waa waxa aad awoodid inaad sameyso. Dhiirrigelintu waxay go'amisaa waxaad qabanayso. Aragtida ayaa go'amisa sida ugu wanaagsan ee aad u sameyso