Waxaan maantay si rasmiya u daahfuray Shirka Jihaynta Siyaasada Xukuumada cusub ee Dowladda. Kaas oo ay u jeedadiisu tahay in laga miro dhaliyo Qorshaha Shanta sano ee soo socota iyo in la amba qaado xaqiijinta Himilooyinka ay leedahay Xukuumadu.
Madaxweynaha Dowladda Puntland @deni_abdullahi ayaa maanta si rasmiya u daahfuray Shirka jihaynta Siyaasada Xukuumadda Cusub ee Dowladda Puntland.
Waxaa kasoo qaybgalay Shirka Madaxweyne Ku xigeenka Ahmed Elmi Osman iyo Dhamaan Golaha Wasiirada ee Puntland.
#TiigsiIyoTayeyn
Waxaan ka tacsiyeynayaa Geeridii ku timi Alle ha u naxariistee Xil. Mohamed Faarax Mire oo ka tirsanaa Golaha Baarlamaanka Puntland.
Waxaan ilaahay SW uga baryaaya in Jannatul Firdowsa ka waraabiyo samir iyo imaana ka siiyo Qaraabadii Ehaladii iyo dhamaan shacabka Puntland.
Madaxweynaha Dowladda Puntland @deni_abdullahi iyo Madaxweyne ku xigeenka Ahmed Elmi Osman ayaa kulan is-xog waraysi ah la qaatay Agaasimayaasha Guud ee Wasaaradaha iyo Gudoomiyaasha Hay'adaha madaxa banaan.
#PLStatehouse#TayoIyoTiigsi
Waxaan mahadcelin balaaran u jeedinayaa Golaha wakiilada oo maantay ansixiyey Golaha cusub ee xukuumadda. Waxaan ilaahay SW uga baryaaya in uu ufududeeyo dhamaan howlaha shaqo ee horyaala. Sidoo kale waxaan shacabka reer Puntland ka rajaynayaa in ay la shaqeeyaan Golaha Xukuumada
On behalf of Puntland People I would like to express my most profound condolences for Paul anthony's death. Our prayers are with Pual's Family, Friends and DP World Company. I would like also to sencirely hope a quick recovery for those who were injured in that beastly attack.