@HESharifShAhmed Haka daalina inaad dirista tacsida, dadkaan idinka dagaalka galiyay, idinkoo og in AS qabiil uusan wax ka badali karin idinka dabka kushubay, maanta in dhaawacyadooda xamar lagu dhameystiro waxay bananka kentay awooda AS iyo beentiina.
WAR CUSUB: 36 askari oo ka tirsan calool-uusta ayaa lagu dilay, 15 kalena waa lagu dhaawacay, weerarkii Shabaabku saakay ku qaadeen saldhigyada calool-uusta ee deegaanka Baar Sanguuni ee duleedka Kismaayo.
Ciidamada xaq udirirka ah ee AS ayaa saaka weeraro Cagmarin ah kuqaaday xerooyinka askarta Federaalka & Kuwa Jubbaland kuleeyihiin BaarSanuuni duleedka kismaayo, meydadka askarta ayaa dhooban gudaha xerada, hub & gaadiidna waa laga soo furtay.