TAWFIK SOMALI SOCIAL DEV. ASSOCIATION is a non-governmental organization that focuses on socio economic developmental issues of #Somalia.
[email protected]
Aqoon-Maal iyo Gorfaynta Buugga “Change Your Thinking Change Your Life"
Waxaa si guul ah noogu soo dhamaaday barnaamijka Aqoon-maal oo lagu lafa gurayey buugga magaciisu yahay “Change Your Thinking Change Your Life” oo uu qoray Brian Traicy.
AQOON-MAAL: GORFEYN BUUG WAXTAR LEH
📌 Cinwaanka Buugga: CHANGE YOUR THINKING CHANGE YOUR LIFE By: Brian Tracy.
Soo jeedinta: Shukriya Shirwac & Firdaws Adam
Goorta: February 27, 2021 - 20:00 - 22:00 (08:00 PM to 10:00 PM)
Zoom Meeting ID: 935 190 6489
🔵 Barnaamijkii 3-aad ee Bandhigga Qormooyinka Akaadeemiga ah, ayna ku soo jeedinayaan Cilmibaaristii ay ku diyaarsheen master degree dalka Turkey walaalaha kala ah @shiremuse iyo @Saido_Gedi
Habka, Zoom: https://t.co/WOyx7kjdAY
Waan u mahadcelinaynaa aqoonyahanada kor ku xusan
Falanqeynta buuggan ayaa nidaam ahaan ka duwanaa barnaamijyadii hore ee Aqoonmaal, iyadoo lagu soo jeediyey hab online ah - kulanka Zoom. Dhanka kale waxaa uu si toos ah uga baxayey bogga jimciyadda ee facebook.
Today a reader, Tomorrow a leader.
Jimciyadda Tawfiiq
#aqoonmaal
Waxaa si guul ah noogu soo dhamaaday barnaamijka Aqoon-maal oo lagu lafa gurayey buugga magaciisu yahay “The Country of White Lilies - Beyaz Zambaklar Ülkesinde” oo uu qoray Grigory S Petrov. Waxaa buuggan soo jeediyey Mr Yusuf Shire @shiremuse Master degree in Political Science
Buuggan oo ka mid ah silsilad buugaag ah oo ku saabsan horumarinta dalalka ayaa looga gol lahaa kobcinta dareenka waxqabsi iyo horumarineed ee dhalinta iyadoo Jamciyaddu sannadkan barnaamijka Aqoonmaal u qorshaysay in diiradda lagu saaro buugta ku saabsan horumarka dalalka.
Muxaadarada waxaad kala socon kartaa Zoom oo aan link-giisa idin kula soo wadaagi doonno iyo Facebook-a Jimciyadda si LIVE ah. Fadlan ku soo biir boggeenna facebook adigoo raacaya link-gan: https://t.co/xiLTr1A1PA iyo barteenna instagram: https://t.co/AzSRUGYBAg Mahadsanidin.
Berrito Jimcaha 01-May-2020 saacadda 16:00 ama 04:00 PM (GMT+3) iyo barnaamijkii 2-aad ee Wacyigelinta Carona Virus.
Macluumaadka barnaamijka sawirka hore ayaad ka heli kartaa.
Si live ah ugala soco barteenna Facebook-ga: https://t.co/fKw5jmRcqs
Mahadsanid,
Jimciyadda Tawfiiq
Sidoo kale waxaan abuurnay whatsapp group aan idinkugula wadaagi doonno Link-ga barnaamijkan:
Fadlan ku soo biir groupka adigoo raacaya ama ku dhufanaya link-gan: https://t.co/0YUXsXzmQE
Mahadsanidin,
_Jamciyadda Tawfiiq_
MAXAA DHAN ama DHIMMAN SI LOO WAJOHO COVID-19: Dul istaagidda Soomaaliya.
Barnaamijkan caafimaadka oo ku saabsan Corona Virus iyo Soomaaliya ayaa Sabtidan 18-04-2020 saacaddu marka ay tahay 20:00 ama 8:00 PM (GMT+3) lagu qaban doonaa si ONLINE ah iyadoo la adeegsanayo ZOOM app.
Mr Adam wuxuu masterka ku soo qaatay jaamacadda Pan-African University, Nigeria, xilliganna wuxuu darajada PhD da ka wadaa takhasuska Public Health jaamacadda Başkent University, Ankara, Turkey.
Dadka jecel in ay ka qeyb qaataan barnamijka, waxaan lala soo wadaagi doonaa link-ga
إنا لله وإنا إليه راجعون Waxaan tacsi tiiraanyo leh u diraynaa bulshada soomaaliyeed falkii wuxuushnimo ee ay ku naf waayeen bulshadii iyo ardeydii ku sugnayd Ex Control Afgooye. Waxaan Alle uga baryeynaa janno firdowso inuu ka waraabsho, intii dhaawacanteyna caafimaad degdeg ah.