Libaax iyo Lix Shabeel oo laga helay cudurka Coronavirus (Tusmotimes) — Waxaa magaaladda New York ee dalka Mareykanka laga helay cudurka Coronavirus (COVID-19) Lix Shabeel iyo Libaax ku jira xerada xayawaanka loo soo daawashadda tago lagu hayo ee Bronx Zoo.
My new favorite news outlet and program since I started social distancing is ABC’s World News Now. Our sister Anchor Mona Kosar Abdi and her colleague Kenneth does an amazing job of balancing current news with real stories, humor and uplifting trending topics. Mahadsanid Mona!
Abwaan Siciid Saalax oo helay filim ka lumay 34 sanno ka hor
Waxay maalintii Khamiista December 26, 2019 Siciid Saalax iyo Soomaalidaba u ahayd maalin farxad leh.
https://t.co/Dtf4knULum
Dab qabsaday dhisme ku yaala xaafada Cedar-Riverside
Dab xooggan ayaa saaka subixii qabsadsay dhisme kamid ah saraha dhaadheer ee xaafada ay Soomaalidu degto ee Cedar-Riverside ee magaaladda Minneapolis, gobolka Minnesota.
Somali Health Summit focused on finding better ways to address disparities and closing the gaps – Tusmo Times – Breaking News and The latest news from the Somali American Community https://t.co/Isqk1sGmUF
Madaxweynaha dowladda Puntland Deni iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa dib loo celiyay, kana baaqday safar ay maanta ku tegi lahaayeen magaalada Kismaayo. Diyaaradii uu Deni saarnaa ayaa lagu amray in ay dib u noqoto.
Thousands of students from the Twin Cities and beyond join millions around the world in calling for climate change action in the global School Strike for Climate on Friday.