Waxaa maanta oo ay tr tahay 14/04/2021 ka bilowday Jaamacadda Soomaaliya imtaxaanka dhexe (Mid term) ee sanad dugsiyeedka 2020-2021. Waxaana u rajaynaynaa dhammaan ardayda UNISO in ay imtixaanka guul weyn ka soo hooyaan Insha Allah. Guuleysta.
Waxaa weli si habsami ah u socda booqashadii Dugsiyada sare ee Magaalada Garoowe ay ku marayeen xubno ka tirsan Jaamacadda Soomaaliya sida aad ka dheehan karaan sawirada hoose.
Wafdi ka socda Jaamacadda Soomaaliya oo maalmahaan safar shaqo u jooga Magaalada Baladweyn ee Gobalka Hiiraan ayaa maanta booqday dugsiyada sare ee magaalada Baladweyn.
Daawo sawiro.
Qaar kamid ah Dugsiyada sare ee Magaalo Madaxda Maamulka Shabeelle waxaa booqasho rasmi ah ku tegay dhaqaatiir ka tirsan Jaamacadda Soomaaliya sida aad sawirada ka arkaysaan.
Wafdi ka socday Jaamacadda Soomaaliya ayaa maanta booqasho ku tegay qaybo ka mid ah Dugsida sare ee magaalada caasimada Puntland ee Garoowe taas oo ah meel ay Arday badan wax ka bartaan
Safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka Turkiga Danjire Jaamac Cabdullahi Caydiid ayaa cadeeyey in Hay'adda Yüksek Öğretim Kurulu (YOK) ee dalka Turkiga u qaabilsan waxbarashada ahna Hey'ad dowli ah ay u ogolaatay... https://t.co/unZt3g2wvN
Wafdi ka socda Jaamaacdda Soomaaliya oo maalmahaan safar shaqo u joogo deegaanada K/gabldeed ayaa maanta si rasmi ah u bilaabay booqashada dugsiyada sare ee magaalada Baydhabo.
Wafdiga waxaa si diiran u soo... https://t.co/XNk2mm7o6n
Jaamacadda Soomaaliya & Isbitaal Kalkaal oo iskaashanaaya ayaa maanta wada qabtay aqoon kororsi ciwaankiisu ahaay: Facial clefts in Africa and Cleft lip and palate in Somlia.
Aqoon korosigaan oo ay ka soo qeyb... https://t.co/Tt72mN8AjL
Arday ka tirsan kuliyadda barashada Cilmiga Aadanaha ee Jaamacadda Soomaaliya ayaa Maanta soo bandhigay Cilmi baaris ay ka sameeyeen saamaynta uu leeyahay Maan’dooriyaha.
Daawo sawiro
Dr. Hassan Mohamed Sayid oo matalaayo Jaamacadda Soomaaliya (UNISO) ayaa ka qeyb galay aqoon is kororsi ay soo qaban qaabiyeen Ururka midowga Jaamacadaha Africa (Association of African Universities, AAU)
Aqoon... https://t.co/4ZmtKxuprx