Waxaa soo gebagaboobay hadda qeybtii koowaad ee soo jeedinta Persantations-kii ku xusnaa Ajendaha Shirwaynaha Qaran ee Shaqaalaha Caafimaadka oo maalintii labaad ka socda Hotelka Jazeera ee maagaalada Muqdisho.
#NHWS2023
"The energy and enthusiasm at the National Health Workforce Summit in Somalia is truly infectious! It's amazing to see so many passionate healthcare professionals coming together to share their knowledge and experience. We're proud to be a part of this community! #NHWS2023
Wax ka ogow cudurka Duumada ama Malaariyada
waxa sababa, Calaamadaha & ka hortaggeeda.
#Sare u qadista wacyigalinta Caafimaadka.
#Codka Cafimaadka
#Voiceup Health
@MoH_Somalia@WHOSom
Glad To Announce That We Are Organizing the second Somali global surgery symposium which is hosted by @IncisionSomalia
"Let's stand supporting safe surgery in Somalia through education and engagement".
βCagaarshow waa fayrus ku dhaca unugyada beerka. Dunida dad Badan aya la nol cudaurkan ,Cagaarshowga waxaa kena ama sababa dawoyinka qaar, cabista qamriga ,sunta, cudurrada difaaca jirka (Autoimmune disease) balse inta badan waxaa keena fayrasyada cagaarshowga nuucyada A, B, C.."
"Shaqaalaha caafimaadka waa kuwa ugu nugul ee uu ugudbi karo caabuqa cagaarshowga , hadaba si aad uga badbaado halistaas qaado talaalka waqti hore si uu kaaga caawiyo ka hortaga iyo xakamaynta faafinta cudurkan."
"waxaa muhiim ah in 6 bil walbo in qofka dhalinyarada ah uu maro baaritaan dhameystiran si looga hartago qatarta ku iman karta beerkiisa , tani waxay ka caawinaysa in ad hesho mustaqbal caafimaad qaba ifaya sido kalana aad heli karto bad qab waara"
"Caqabada ugu weyn ee heysata bulshadeena ayaa ah in dawada cagarshowga aysan gudaha dalka oolin hadi ay taalana qaali tahay, hadaba anigoo ka faaideysanaya fursada waxaan ku wacyigalinaya bulshada soomaliyeed inay qaatan talalka si looga hortago inu faafo cudurkan." Dr Ahmed
"qaadashada talaalka waa xalka kaliya ee looga hortagi dhibaatada uu ku hayo bulshada soomaliyeed, hadaba dood wadaagan ay soo qaban qaabisay voiceup health waxaan rajeeynaya inu macno wayn ka tari doono sidii loo heli lahaa talaal qof walba uu awood u leeyahay inuu helo" Mariam
#our webinar of world hepatitis day started now
Dr. Mariam is presenting now a topic: How does having hepatitis affect families and what is it like to be a child with it?
Save the Date
We invite you to join us on 28th July 2022, and Time 7 pm EAT for the joint webinar World Hepatitis day Voiceup Health and @KalkaalHospital .
Please register on this Link: https://t.co/9I9gxIrMWE
For more information please visit: https://t.co/MJeYqDsqGU
Voiceup Health's Awareness campaign, which encourages #Somali people to adopt healthier behaviors, has reached out to more than 300 people in rural #Mogadishu since it launched a Hepatitis-B awareness campaign in the Banaadir region.
https://t.co/Ez2SMdJLh0
We are thinking over to develop Healthcare technologies by working in close partnership. Our foremost goal is to set up a healthcare platform for Somali caregivers and the general public to manage their medical records and access them anywhere anytime on any device.
#voiceup
We are pleased to announce a new partnership between Voiceup Health and Mocdoc. @MocDoc_In is a software venture started in the year 2012 by tech professionals with Comprehensive experience in the healthcare industry.
As our team is growing, it is a pleasure to introduce our newest team
member, Mr Gabriele Mugnai, as Global partnership & funding manager, eager to take @Voiceuphealth to new
heights.We're excited to have you join us and can't wait to see what you'll
accomplish!
#welcometotheteam