#GURIYOGEEDπ₯
Waxaa si rasmi Maanta loo daahfuray Magaalada Dhahar Wajigii Kowaad ee Barnaamijka dhireynta Guri iyo Geed oo ay Gacanta Ku Hayaan Dhalinayradda Isxilqaamayaasha Ee Degmada Dhahar.
Dhalinyarada... https://t.co/SO40JuDMVo
Magaalada Godinlabe Ee Gobolka Gal-Gaduud Maanta Waxaa Laga Oogay Salaadda Roob Doonta.
Fagaare Ku Yaal Gudaha #Godinlabe Ayaa Lagu Tukaday labadii ragco ee roobdoonta.
@WacyiNP
Raβiisul wasaare Hassan Ali Khaire iyo la taliyaha amniga Qaranka Mareykanka, John Bolton, oo kulan ku yeeshay Washington ayaa ka wada hadlay horumarka ay Soomaaliya ka sameysay soo kabashada dhaqaalaha,... https://t.co/vFBe3k21uA
Munaasabadan oo ahayd mid lagu sagootinyey 68arday oo dhamaystay waxbarashada dugsiga sare kuwaasi oo ahaa dufcadii ugu badnayn ee ka qalin jebisay schoolka sare ee bacaadwayn secderi school.
Munaasabda ayaa... https://t.co/1ax7SlkLQG
Iskuulka Najax.
Dugsiga hoose dhexe iyo sare ee Najax, ayaa maanta waxaa ay xaflad sagootin ah u qabteen arday ka qalin badalatay dugsiga dhexe uga gudubtay dugsiga Sare.
Dufacaddaan ayaa noqonaysa tii 16naad ee Iskuulka Najax oo uga gudubta duhsiga sare.
#Najax_Bosaso