Saarku waa ciyaarta labaad ee laamo iyo faracyo badan. Ilaa labaataneeyo nooc bay u kala baxdaa. Jaadgooniyadeeda waxaa ka mid ah saargedoodka oo ay caan ku yihiin qabiillada Marreexaanka iyo Ogaadeenku.
1/3
HoA @DRIVESOM Somalia is seeking an experienced consultancy firm to conduct feasibility study for the design, development and operationalization of a unified national digital export and animal health certificates system.
Apply by: 20 August 2024
Link: https://t.co/IHcE9a2l3i
10,000 sano ka hor, waxaa degaannada Waqooyiga America ku noolaa geel loo yaqaannay TUURRE, kaas oo la aamminsan yahay in uu yahay bahahii hore ee geela halkurisleha ah. Geelaan waxa ay Soomaalidu u taqaannay TUURRE, "Tuurre kuu tali".
#SomaliCamelFete