Somalia just condemned Iran's retaliation, and affirmed support for all Gulf nations except UAE
Even in times of war, some countries still play petty politics ๐คฆโโ๏ธ
Waxaa nasiibdarro ah in seddaxdii sano ee la soo dhaafay ay dalka ka qaxayeen dhallinyaro Soomaaliyeed oo dalka wax ku baratay, kuna tababartay hayโadaha dalka. Dhallinyaradaas iyo qurbajoogta kale ee Soomaaliyeedba dalka ugama tegin jaceyl ay u qabaan dalal shisheeye ee waxaa ku khasbay duruufaha ka jira dalkeenna.
Madaxda dowladda waxaa masโuuliyad qaran ka saaran tahay in ay wax ka beddelaan duruufaha murugsan ee sababay in dadkeennu qaxooti ku ahaadaan qurbaha, dadka Soomaaliyeedna u abuuraan rajo iyo mustaqbal ifaya, oo dadka dalka ku nool ku dhiirrigelinaya in ay ku nagaadaan dalkooda hooyo, ayna ku soo hiran karaan qurbajoogta Soomaaliyeed ee ku firirsan dunida dacalladeeda.
In Madaxweynaha Dalku saxiixo heshiis dalka Jarmalka looga soo tarxiilayo dad Soomaaliyeed, iyadoo aysan dowladdu wax ka beddelin duruufihii dalka ee ay ka tahriibeen, una diyaarin qorshe nololeed, fursado shaqo, iyo mustaqbal yididiilo leh oo ay u soo noqdaan, waxay muujinaysaa qorshe laโaanta iyo masโuuliyad-darrada dowladda. Waxaana ayaandarro ah in Madaxweynaha Dalku uusan fahamsaneyn saameynta uu goโaankani ku yeelanayo jaaliyadaha Soomaaliyeed ee ku nool daafaha dunida.
Waxaan madaxda qaranka ugu baaqayaa in ay marka hore u istaagaan diyaarinta qorshe qaran oo fursado nololeed iyo shaqooyin loogu abuurayo dhallinyarada ku nool gudaha dalka, xal waarana loogu helayo dhallinyarada dalka ka sii hayaamaysa inta aanan la qaadin tallaabooyin dalka dib loogu soo celinayo dad Soomaaliyeed oo qurbajoog ku ah dalka dibaddiisa.
Wuu nabad yimid #ORUรREIS
Ma is lee dahay waaka mid tahay dadka ka qadayn doonna sanadaha soo aadan?
Ilaahay hanagu daro qolada ka qadayn doonta mustaqabalkan dhaw ๐คฒ๐ฟ.
Aaminta raaciya waa malin jimce.
#JIMCAWANAAGSAN
A car packed with explosives detonated near a busy restaurant, located behind the mother's house (Guriga Hooyooyinka).
The restaurant, called Geel Doox, was bustling with activity.
Several casualties have been reported.
A car packed with explosives detonated near a busy restaurant, located behind the mother's house (Guriga Hooyooyinka).
The restaurant, called Geel Doox, was bustling with activity.
Several casualties have been reported.