xaalad kasta oo noloshu waa ku meel gaar. marka ay noloshu wanaagsan tahay iska hubi inaad si buuxda ugu raaxaysato oo aad si buuxda u hesho. noloshuna marka aanay wanaagsanayn, xasuusnoow in aanay weligeed waarayn oo maalmo ka wanaagsani ay jidka ku jiraan.
@JustAwHirsi @M_Farmaajo I think you forgot Addis Ababa on the day he was creating cheese on the trees, was he a guest or was he invited by the Prime Minister?
Macallin ayaa imtaxaan ku soo daray su’aal ah, sheeg magaca jacaylkaaga? Wiilashii oo dhan 5 second ayay ku qaadatay in ay qoraan magaca jacaylkooda. Gabdhihii kulahaa “Macallin warqadda labadeeda dhinac ma isticmaali karnaa”?