On 09 Aug 1940 Italian forces captured Berbera harbor by Li Popolo D’ Italia journal.
Somaliland gained freedom from British,26 June 1960,recognized by 35 counters as USA. But joined to Somalia Italy on 1rst july 1960.Finally Somaliland broke away from Somalia on May 18 1991.
In WWII. Berbera played a major role in the defence offgains the fascist.
Now, Somaliland has the right to be compensated geopolitical societal devastation.
@US@France@Israel @UK @Ethiopia https://t.co/WyWyDpmEKq
Qofku ma noqon karaa 6 qof oo kala duwan? Ama qofku ma noqon karaa sanadkasta ama marxalad kasta oo ku jiro qof ka duwan kuu shalay ahaa?
Tani waxay cadayn u tahay dhamaan xisbiga wadani iyo xukuumada hadda joogta macaa taageerayaasheedu inay bilaa mabda yihiin.
The bilateral agreement between Turkey and Somalia in 2024 is not limited to weakening the radical groups but includes secret provisions aimed at seizing control of entire regional governments. They interpreted as state capacity building & it is being implemented by Turkey.
August 2025.
Waa shirkii Duurjoogta. Waxa si kadisa u kacay 'Calaldugaag' oo ka mida Lo' Dibadeedii oo ku doodaysa in ay ka maqanyihiin Qawmiyada Lo'da ay Aadamiintu Qashaan kuwaas oo ay iyagu ka khasaare yaryihiin.
Sheekadan anigaa fasaxay in Kartoon laga dhigo
Had iyo jeer waxa igu soo dhaca Baydad Gabayo ah,ana waan iska qoraa, hadaba mushkilada i haysataa waa anigoo mar-mar is idhaaha waar kan malaa qof kalaa lahaa.
Laakiin waxan la taaban karin baa i saxa sida jawaabaha Beeyada igu xeeran maadaam aan bartay isbdadalka dabaylaha.
Xasuustaan masaariifsadaa iyo xaaladii hore e
Dad aan xeer aqoon iyo caruur xaraf ma waydiine
Xilka laysku laayiyo ma tabo xanaha reeraaye
Xiiq iyo waxaan orod u maray Xamasta meel geeye
Xishood dabara iyo xayaataduna way ila xisaabaane
Xanta suuqa iyo xaafaduu xeel imay badine.
Xasuustaan masaariifsadaa iyo xaaladii hore e
Dad aan xeer aqoon iyo caruur xaraf ma waydiine
Xilka laysku laayiyo ma tabo xanaha reeraaye
Xiiq iyo waxaan orod u maray Xamasta meel geeye
Xishood dabara iyo xayaataduna way ila xisaabaane
Xanta suuqa iyo xaafaduu xeel imay badine.
Nidaamkan Bangiga Somaliland sii daayay waxa ku jira laba faa'iido.
1.haddii aad rabto alaab $70 ah waa in aad raaciso $100 si aad u adeegto, haddii kale intad sarifto ayaad lacag ku daraysaa.
2. Markad Dollar sarifto $10 kun buu ahaa,halka 11-12 kun uu ahaa kaash ahaan.
Somaliland issued a warning regarding a violating of its press law particularly article 20 for erroneous name and art. 23, which addresses interviewing and photographing children, after AlJazeera Arabic distorted an interview conducted with the secondary school graduates.
Cawshuba daaqa iyo deegaanta way kala taqaanaaye
Degdeg kii u soo go'a ayay daanka gelisaaye
Dareenkeeda fogi Duur joogta wuu diri yaqaanaay.
Dib u laabo daandaansibaan kaaga digayaaye.
ISLAAXA DADKA DHEXDIISA AYAA KA FADLI BADAN Acmaal badan oo waajiba.
Aan xalino khilaafaadka intaan gammon shisheeye oo Lacagi hogaaminaysaa soo gelin Somaliland.
1rst July 1960,is remembered as the day State of Somaliland fell under the black magic.
Somaliland gained its independence from Britain, 26-June-1960.
Then the treacherous union was formed.
Finally, it was made possible to take over entire government including parliament.
Sirta arday sindheeroo
Soo jeeday beri iyo
Faynuusku waa sade
Saaxiib ma noqoteen
Ma siyaarataa beri
Saad iyo aqoon iyo
Sahay uu ku siiyiyo
Socdaal may isu raacdeen
Sacabada ma dhigatoo
Ma siraaday gurigoo
Ma ku siiyay saadaal
Sina ma ilawdoo
Sawir uu lahaa beri
A female patient was abducted from al-Shifa psychiatric hospital in Hargaisa,Somaliland and became a victim of human trafficking at the hands of an unidentified individual.
The abductor sent a clip to her parent,demanding a ransom of $17,000. He added she is pregnant.
Listen
Somaliland’s president Dr. Abdirahman Irro clarified the location of the Somaliland embassy in Jerusalem, distinguishing between west and east Jerusalem of 1967 border, in response propaganda and alarmist rhetoric directed against Somaliland recognition by Israel in 2025.