Ku soo dhawaada dhulkiina hooyo. Waxa aanu sii wadeynaa dadaalka aan ugu jirno in aan dib-u-soo celino dhammaan maxaabiista Soomaaliyeed ee dibadda ku xiran.
#NabadIyoNolol
@SomaliPM@mrbuubaa Mastar khayre waxeey bahda waxbarashada indhaha ku hayaan qofka aad u magacaabi doontin qof horay u daban daabiyay dowlada xasan shiiq waxaan talo kugu soo gudbinayaa in aad ka dhigtid qof dhalin yara ah oo fir fir coon